Hay’adda caalamiga ah ee Bunka ayaa sheegtay in Kenya ay tahay dalka shanaad ee ugu wax soo saarka badan Bunka Afrika, laakiin beeralayda bunka ee…
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo la socdeen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan kuwa dawladda. Sii akhri
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay sheegashooyinka kooxda Al-Shabaab kadib dagaal ciidankeeda iyo maleeshiyada shalay ku dhex-maray gobolka Bakool ee koonfur-galbeed Soomaaliya. Sii akhri
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo shalay lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo maraysay inta u dhaaysa Doolow iyo Luuq. …
Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, sida ay Reuters u sheegeen…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggamainayo ayaa maalmahan ku sugan magaalada New York, isagoo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM…
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa soo saaray digniino ku saabsan cabsi laga qabo dabeeylo iyo roobab xoogan in ay ka da aan gobolka usbuucyada soo socda.…
Toddobaadka waxaa barnaamijka Madasha Haweenka marti ku ah Dr. Sacdiyo Siyaad oo madax ka ah hay'adda Hanna Academy, kana shaqeysa waxbarashada, ganacsiga iyo hal-abuurka. Sii akhri
Madax dhaqameedka iyo guddiga guud ee ku hawlanaa kooxda hubaysan ee buurta Gacanlibaax ayaa u sheegay warbaahinta inay ku qanciyeen raggaasi hubaysna inay nabad qataan,…
Muddo toddobaad ah kadib waxaa gargaarkii ugu horeeyey oo ka tagay dhinaca magaalada Booaaso uu gaaray maantay tuulada Milxo oo 14-kii September dab xoogan oo…









