Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa soo saaray digniino ku saabsan cabsi laga qabo dabeeylo iyo roobab xoogan in ay ka da aan gobolka usbuucyada soo socda. Hadalkan waxaa sheegay Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac Jeemis.

Jubaland oo digniin kasoo saartay dabeylo kusoo wajahan xeebaheeda
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.