Laascaanood — Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa bisha Ramadaan ku soo batay ganacsiyada yaryar ee ka furmay suuqyada iyo laamiyada magaalada.
Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikariin Olol, ayaa haddaba warbixin la xiriirta arrintaas inoo haya.

Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Sanaag: Maleeshiyo beeleed hubkooda wareejiyey
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.