Ceerigaabo — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa dhowaanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beeleedyo hubeysnaa oo deegaanka ku dagaallamayey.…
Laascaanood — Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa bisha Ramadaan ku soo batay ganacsiyada yaryar ee ka furmay suuqyada iyo laamiyada magaalada. Wariyaha VOA-da ee Laascaanood,…
Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan rag ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, kuwaas oo…
Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida…
Muqdisho — War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.…
Hargeysa — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer. Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in…
Muqdisho — Sanad walba, 12-ka Maarso oo ku beegan berri oo Arbaco ah, ayaa dunida laga xusaa cudurka Glaucoma, kaas oo ah cudur indhaha biyaha ku…
Muqdisho — Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro bisha Ramadaan.…
Jigjiga — Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan. Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday…
MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo…










