Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Jawaahir Daahir, oo ah guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida, oo la aas-aasay 10 sano ka hor. Sii akhri
Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka ay ka waalacsan…
Hal qof ayaa dhintay, mid kalana waa la la’yahay, kaddib markii dooni ay la socdeen 7 qof ay ku rogmatay meel u dhaxeysa tuulooyinka Cumar…
Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in isku day muddo kororsi oo ay ku eedeeyeen inuu madaxweynaha talada haya Xasan Sheekh…
Waxaa natiijo la’aan ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Villa Somalia, iyada oo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu maanta ku laabtay…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlay dhameystirka qorshaha horumarinta qaran ee dowladda Soomaaliya, kaasi oo soo billawday sannadkii 2020-kii iyo diyaarinta…
Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed. Sii akhri