Dagaalyahanno hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Baladweyne ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay ku sugnaayeen odayaal dhaqameed iyo mas’uuliyiin dowladda ka tirsan, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo ehello la hadlay Reuters.

Al-Shabaab oo weeraray hotel ku yaalla Beledweyne
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
Comments are closed.