Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qoraalka…
wargeys.com
Baydhabo(SONNA);-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu falanqeeyay xoojinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan…
Mogadisho,(SONNA):- Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka socday…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U-Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta Masar ee Soomaaliya S/Guuto Ahmed Fathi…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Qaran ee qaban qaabada maalmaha xorriyadda iyo midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadium Muqdisho oo ka mid ah goobaha loo…
Muqdisho,(SONNA):- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS, Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa maanta furay munaasabad lagu soo dhaweeyay Nootaayooyin cusub oo…
Muqdisho,(SONNA):- Bulshada degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyay diwaangalinta doorashada qof iyo codka ah ee Dowladdu ay waddo. Kulanka oo ay soo qaban…
MUQDISHO(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin iyo baraarujin bulsho ah oo ka…
Jowhar(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah ku maamuusay bahda warbaahinta, Hobollada Qaranka Waaberi iyo marti…
Muqdisho(SONNA);-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Liibiya, Mudane Maxamed Al-Menfi.…

