Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal saqdhexe ah waxay xalay ka fuliyeen deegaanka Gamboole ee…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Wasiirro uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si weyn ugu soo…
Muqdisho (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay…
Nairobi (SONNA): Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daah-furay Shirkii 4aad ee Guddiga Hagidda Mashruuca…
Algeris (SONNA): Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh oo isaga iyo wafdigiisa ay booqasho rasmi ah kujoogaan…
Muqdisho (SONNA): Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxa ay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in laga bilaabo 1-da bisha Luulyo 2026, qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga Qaranka…
Baydhabo-(SONNA)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku sidkanaa ee lagu qabtay magaalada…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…
Mogadishu, Maajo 12, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Cabdalla Binu…
Muqdisho, Talaado, 12 Maajo 2026: — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles…

