Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha dalka.
Daahfurka xeerkan, oo ka dhacay xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka, ayaa ka dhigan in Soomaaliya, oo kasoo kabaneysa colaado sokeeye oo muddo dheer hareeyay, ay hadda mihangalyo siinayso qaxooti iyo dad ajnabi ah oo dalalkooda kasoo cararay.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa noo haya wariyaha VOA-da, Cabdulqaadir Maxamed Mursal, oo ku sugan Washington.

Soomaaliya oo daah-furtay bixinta kaararka qaxootiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.