Ceerigaabo — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa dhowaanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beeleedyo hubeysnaa oo deegaanka ku dagaallamayey.
Ugu dambeyn, madaxweyne ku-xigeenka iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay in kooxihii hubeysnaa ay hubka dhigaan, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA-da ee Hargeysa, Xamse Cali Jeesto.

Sanaag: Maleeshiyo beeleed hubkooda wareejiyey
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.