Hargeysa — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.
Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.