Xafiiska ergayga gaarka ah ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda Soomaaliya inay fasiraad khalad ah ka bixisay is-afgaradka ay Somaliland la gashay Itoobiya. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Eritrea, sida war qoraal oo kooban ay soo saartay Villa Somalia lagu sheegey. Sii…
Hargeysa — Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda iyo dadka qaba xanuunada dhimirka ee Somaliland. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. …
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland, kadib markii uu ku guuleystay 45 cod wareeggii saddexaad ee doorashad madaxweynaha, halka uu 21…
Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu is casilay Axaddii. Sii akhri
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka iyo taliyaha ciidamada lugtada, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo madaxtooyada ku-meel gaarka ah…
Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa bogaadiyey hawgallada milatari ee dawladda Soomaaliya, waxayna cambaareeyeen weerarrada Al-Shabaab. Golaha oo manata war saxaafadeed soo saaray…
Barnaamijka Ileyska VOA ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna halista ka imaan karta xubnaha kasoo goosta Al-shabaab ee isku soo dhiiba dowladda Federaalka Soomaaliya. Sii akhri
Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa madaniga ah ee macawisleyda ayaa si buuxda Al-shabaab ugala wareegay magaalada Camaara ee gobolka Mudug, sida ah goor dhaweyd ay…










