Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa bogaadiyey hawgallada milatari ee dawladda Soomaaliya, waxayna cambaareeyeen weerarrada Al-Shabaab. Golaha oo manata war saxaafadeed soo saaray waxa uu xaqiijiyey bixitaanka raaca labaad ee ATMIS kaidb markii Golaha Ammaanku ansixiyey bitaankooda.

Warbixin: Bixitaanka raaca labaad ee ciidamada ATMIS oo billowday
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.