Muddo toddobaad ah kadib waxaa gargaarkii ugu horeeyey oo ka tagay dhinaca magaalada Booaaso uu gaaray maantay tuulada Milxo oo 14-kii September dab xoogan oo ka kacay bartamaha magaalada uu burburiyey inta badan guryihii degaanka iyo goobahii ganacsiga.

Dadkii ka barakacay dabkii baabi’iyey Milxo oo gargaar la gaarsiiyay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.