Madax dhaqameedka iyo guddiga guud ee ku hawlanaa kooxda hubaysan ee buurta Gacanlibaax ayaa u sheegay warbaahinta inay ku qanciyeen raggaasi hubaysna inay nabad qataan, islamarkaana gaadiidkii kala duwana ee ay gacanta ku hayeen ku wareejiyeen odayaasha.

Odayaasha Somaliland oo war kasoo saaray kooxda buurta Gacanlibaax
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.