Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in xiriirka kala dhaxeeya dadka ku nool Puntland uu fiican yahay, balse maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo…
Mas'uulyiin iyo siyaasiin xilal kala duwan horay uga soo qabtay dowladda Soomaaliya, islamarkaana kasoo jeeda deegaanada Koonfur-galbeed Soomaaliya, ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo wada tashi…
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliyaa Xamza Cabdi Barre oo ku sugan magaalada New York, ayaa VOA u sheegay in khubadda uu ka jeedin doono shirka Golaha Guud…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Kenya William Ruto 'si uu u muujiyo sida uu ugu faraxsan yahay iskaashiga…
Xubno ka mid ah ganacsatadii Suuqii gubtay ee degmada Wajaale ee Somaliland iyo qaar ka mid ah khubarada aqoonta u leh dabka ayaa VOA uga…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa halka uu marayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Sii…
Mas’uuliyiinta Soomaaliya ee ku sugan maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ciidamada dawladda iyo kuwa degaanku ay qabsadeen degmada Bacaadweyne iyo degaannada Qaycad iyo Shabeelow,…
Dagaallo culus ayaa maanta gobolka Bakool ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iuyo maleeshiyaadka al-Shabaab, sida mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Bakool oo la hadlay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka dhoofay Muqdishu isga oo kusii jeeda magaalada New York oo uu kaga qyabgeli doono kulanka guud…
Dab xoog leh oo xalay ka kacay Suuqa ganacsiga ugu weyn ee Magaalada Wajaale ee Somaliland ayaa la sheegay inuu gaystay khasaare balaaran oo maaliyadeed…








