Hay’adda caalamiga ah ee Bunka ayaa sheegtay in Kenya ay tahay dalka shanaad ee ugu wax soo saarka badan Bunka Afrika, laakiin beeralayda bunka ee Kenya waxaa saameeyn ku yeeshay isbeddelka cimilada, qiimaha bunka oo aan fadhinin iyo sara u kaca hantida ma guurtada ah ee guryaha.

Ganacsiga guryaha oo u horseeday beeralayda Kenya inay ka tagaan beerashada Kafeega
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.