Agaasimaha NISA Cabdullahi Sanbaloolshe ayaa Talaadadii Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir u magacaabay Cabdifataax Shaaweeye. Sii akhri
wargeys.com
Hormar dhanka ganacsiga ahaa ayaa laga dareemayaa magaalada Baydhabo ee gobalka Bay, kadib markii qurba-joog dalka dib ugu laabtay ay maalgashadeen xarumo ganacsi oo kala…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku yahay sida mooska,…
Ra'iisul Wasaaraha Poland, Donald Tusk ayaa Talaadadii ku eedeeyay "Dawladda Ruushka" isku day ay kumannaan muhaajiriin ah oo Afrikaan ah uga tahriibinayso Yurub, isaga oo…
Muqdisho — Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha diiradda lagu saaray xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee la xusay 15-kii May. Waxaa soo jeedinaya…
Aqalka Sare ee Senate-ka gobolka Minneosta ayaa Isniintii meelmariyay hindise sharciyadeed ugu yaraan 20% kordhinaya dakhliga darawallada kasoo gala shirkadaha taksiyada ee Uber iyo Lyft,…
Sannadihii ugu dambeeyay waxaa aad ugu soo badanayay Soomaaliya, dadka ay soo ridanayaan xanuunnada ku dhaca maskaxda.Haddaba maxay tahay sababtu? Su'aashi iyo kuwo kale ayuu…
Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi. Sii akhri
Sii akhri
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsanyahay dhallinyarada Soomaaliya, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). Sii akhri









