Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku yahay sida mooska, cambaha, iyo seytuunlka, ukunta, iyo hilibka oo uu ku jiro kan digaagga.

Wareysi: Maxaa sababay in Soomaaliya hilib iyo khudaar dibadda looga keeno?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.