Ra'iisul Wasaaraha Poland, Donald Tusk ayaa Talaadadii ku eedeeyay "Dawladda Ruushka" isku day ay kumannaan muhaajiriin ah oo Afrikaan ah uga tahriibinayso Yurub, isaga oo sheegay in Poland ay qorsheynayso inay xoojiso xudduudaheeda bari.

Ruushka oo lagu eedeeyay 'in uu Yurub u tahriibinayo' muhaajiriin ay Soomaali ku jirto
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.