Sannadihii ugu dambeeyay waxaa aad ugu soo badanayay Soomaaliya, dadka ay soo ridanayaan xanuunnada ku dhaca maskaxda.Haddaba maxay tahay sababtu? Su'aashi iyo kuwo kale ayuu Nur Hassan Nur weydiiyay Dr. Abdirahman Ali Awale oo ku magac-dheer Dr. Xabeeb.
Muxuu Dr. Xabeeb ka yiri kororka dadka qaba xanuunnada maskaxda?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.