Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyey inuu gubay xaaskiisa. Sii akhri
wargeys.com
Waxaa magaalada Muqdisho shalay ka dhacay dibad-bax ay sameeyeen qaar ka mid ah dumarka ku nool caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo caddaalad u raadinaya laba dumar…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu ku saabsan yahay ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee Soomaaliya oo dhowaan wejigiisa labaad lasoo gabe-gebeeyey. Sii akhri
Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoada la dilay. Sii akhri
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo kuwa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ayaa billaabay baraarujinta bulshada, iyagoo booriyay inay ku dhiiradaan xarumaha caafimadka si ay isaga baaraan…
Soomaaliya waxay ka mid tahay wadamada adeegyadooda caafimaad ay ugu liitaan dunida, waxaana in ka badan 60% dhimashada dadka Soomaalida ay la xiriirtaa cudurrada faafa…
Sii akhri










