Press "Enter" to skip to content

Mas'uuliyiinta Somaliland oo billaabay baraarujin la xiriirta cudurka cancer-ka

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo kuwa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ayaa billaabay baraarujinta bulshada, iyagoo booriyay inay ku dhiiradaan xarumaha caafimadka si ay isaga baaraan cudurka cancer-ka.

Comments are closed.