Press "Enter" to skip to content

Xaaladda xanuunka Cancer-ka ee Soomaaliya

Soomaaliya waxay ka mid tahay wadamada adeegyadooda caafimaad ay ugu liitaan dunida, waxaana in ka badan 60% dhimashada dadka Soomaalida ay la xiriirtaa cudurrada faafa sida shubanka, qaaxada iyo malaariyada.

Comments are closed.