Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan xiisadda kacsan ee ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo…
wargeys.com
Hargeysa — Waxaa Sabtidi shalay dib loo furay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaas oo ku basbeelay dab ka kacay bishi April ee sannadki 2022-ki. Suuqa…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Soomaalida reer guuraaga ah ayaa ah dad xoolo dhaqato ah oo xoolahooda la guura si ay biyo iyo baad ugu helaan. Guur-guurista iyo naq-raacuna waa…
Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirka horumarinta xoola-dhaqatada ku nool Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Shirkan oo socon doona laba maalin ayaa warbixintan waxaa kasoo diray,…
Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay gudaha dalalkooda.…
Maamulka Koonfur Gaqlbeed ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta dajiyay duleedyada Magaalada Baydhabo, si ay uga hortagaan weerarada kooxda Al Shabab ku soo qaadaan magaalada. Warbixin…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyaabihii looga hadlay, kana soo baxay shirkii madashai aragti wadaagga Soomaalida ee Machadka Heritage uu ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Sii akhri









