Boosaaso — Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso. Isuduwaha wasaaradda caafimaadka…
wargeys.com
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu saxiixday, Axdiga Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee ka hortagga dambiyada abaabulan, kaas oo…
Minneapolis — Senator Cumar Faatax oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Sharci-dejinta Minnesota, ayaa ka mid noqday murashaxiin isu soo taagay xilka duqa magaalada Minneapolis. Doorashada…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamzz Cabdi Barre ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbland laga daabbulayo ciidamo uu tilmaamay in loogu talagaly inay la…
Ugu yaraan 25 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kadib markii laba doon oo siday tahriibayaal ay ku qalibmeen xeebaha Madagascar bishii la soo…
Koox hubaysan oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa dhaawac u gaystay guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam ee Muqdisho Guure Maxamed…
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo madaxweynaha kursiga ka sii degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si kala gooni…
Muqdisho — Shalay oo ku beegneyd 3-di December ee sannadkaan 2024-ka, waxay beegneyd 15-sano guuradi kasoo wareegatay qarraxii Hotel Shamo wee magaalada Muqdisho. Qaraxaas oo uu…
Jigjiga — Dadka ku nool magaalada Jigjiga iyo guud ahaan dhulka Soomaalida ee Dowlad-deegaanka, ayaa ka walwalsan sicir-barar in muddo ahba halkaasi ka jiray. Warbixintan waxaa…
Jabuuti — Dowladda Jabuuti ayaa shaqooyin ku meeleysay tobnaan ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, gaar ahaan kuwa naafada ah. Warbixintan waxaa Jabuti kasoo…










