Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo saxiixday axdiga ka-hortagga dambiyada abaabulan

Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu saxiixday, Axdiga Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee ka hortagga dambiyada abaabulan, kaas oo loo soo gaabiyo (UNTOC).

Soomaaliya ayaa noqotay dalki u danbeeyay ee ku biira heshiiskaan. Waxaa heshiiska qalinka ku duugay, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Maclin Fiqi.

Haddaba, maxay tallaabadani ka dhigantahay, su'aashaasi iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab oo Washington jooga uu weydiiyay, Maxamed Muqtaar, wasiirkii hore ee Wasaaradda Batroolka Soomaaliya.

 

Comments are closed.