Koox hubaysan oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa dhaawac u gaystay guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam ee Muqdisho Guure Maxamed Xersi iyagoona qaatay gaari uu watay.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam oo la dhaawacay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.