MUQDISHO— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad dheer oo uu Jimcihi shalay ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadda ka taagan Jubaland. Madaxweynaha, ayaa…
wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee salka ku haysa arrimaha doorashooyinka dalka. Sii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan tahay xiisadda labada…
Dagaal khasaare gaystay ayaa saaka ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji, kaasi oo dhex maray ciidamada Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
BAYDHABO— Maamulka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay guryo u dhiseen boqolaal qoys oo kamid ah barakacayaasha ku nool Magaalada Baydhabo. Wariyahayaga Mukhtaar Maxamed…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha Xarunta Badbaada iyo Samata-Bixinta Dhibaatooyinka ka dhaca Badda Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (MRCC). Sii akhri
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa howlaha horyaalla madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa. Sii akhri
Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya. Sii akhri
Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay xalliyay colaad u dhaxeeysay beelo walaala ah oo dhawaan ku dagaallamay degmada Qoryooleey. Colaadda oo salka ku…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan marti ku ah Duniya Maxamed Cali, oo madax u ah urur ka shaqeeya waxbarashada iyo horumarinta dumarka Soomaaliyeed. Duniya ayaa…










