Muqdisho — Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ay ku sugan yihiin naafadda Soomaaliyeed, ayada oo dhowaan la xusay Xuska Maalinta Caalamiga…
wargeys.com
Muqdisho — Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay soo saaray daraasad gorfaynaysa caqabadaha ku xeeran iyo fursadaha ka jira…
Muqdisho — Koox dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xil saaray inay nadiifiyaan deegaanka ku hareeraysan badda, iyagoo toddobaadkiiba hal maalin isa…
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa tababar loogu soo gaba-gabeeyay Dugsiga tababarka ciidanka Asluubta ee magaalada Baydhabo. Sii akhri
Muqdisho — Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo ciyaari jiray…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya. Sii akhri
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay beeniyeen in ciidamo…
Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen oo u dhexysa…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada, si…
ASUNCION— Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, saynis-ka iyo dhaqanka ee UNESCO ,ayaa Xeer Ciise oo ah xeer ay muddo dheer ku soo dhaqmayeen qaybo…










