Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay beeniyeen in ciidamo maamulka ka tirsan oo jooga Beledxaawo aysan ku biirin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Jubaland oo beenisay eedeyn ka timid Dowladda Federaalka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.