Ankara — Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xalay magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen, khilaafki diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-ki bilood ee lasoo dhaafay.…
wargeys.com
Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shilalka gaadiidka ee ka dhaca Somaliland oo kordhaya. Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa maanta aagga Raas Kambooni ee degamada Badhaadhe ee Jubada Hoose ku dhex-maray ciidamo ay dhawaan halkaasi geysay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo ciidamada…
Hargeysa — Guddidii Gargaarka Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa Arbacadi soo bandhigay xisaabta celinta lacagihi ay u soo ururiyeen suuqa. Suuqa Waaheen ayaa gubtay muddo…
Kismaayo — Maamulka Jubaland ayaa Arbacadi sheegay, in ay dib ula wareegeen deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose, kadib dagaal shalay halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed Amiir, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay…
Tel Aviv — Ra’iisul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa Talaadadi shalay marki ugu horreysay hor yimi maxkamad, si uu u wajaho eedo musuq maasuq oo in…
London — Magaalada London, waxaa xalay abaalmarin caalami ah oo ku saabsaneyd waxtarka bulshada lagu guddoonsiiyay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Soomaaliya. Abaalmarinta oo ay usoo tartameen…
Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah ku yeeshaan magaalada Ankara ee…
Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya ayaa habeennimadii Sabtida…










