Press "Enter" to skip to content

Cumar Faatax oo isu soo taagay xilka duqa Minneaplos

Minneapolis — Senator Cumar Faatax oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Sharci-dejinta Minnesota, ayaa ka mid noqday murashaxiin isu soo taagay xilka duqa magaalada Minneapolis.

Doorashada Duqa Magaalada oo dhici doonta bisha November ee sanadka soo socda ee 2025-ka, ayaa haddii la doorto Cumar Faatax, waxa uu noqonayaa Soomaaligii ugu horeeyay ee loo caleema-saaro Duqa magaalada Minneapolis.

Wariyaha VOA Mascadde ayaa warbixintan ka soo diray Minneapolis.

Comments are closed.