Mas’uuliyiinta hay’adaha gargaarka caalamka ee ku sugan Muqdisho ayaa ku baaqayin la ilaaliyo amniga, madaxbannaanida iyo dhexdhexaadnimada shaqaalaha gargaarka. Sii akhri
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku hawlan xallinta khilaaf gacan ka hadal sababay, kaas oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada…
Duqa magaalada Muqdishu ayaa ka hadlay bannaabaxyo maanta ka dhacay magaalada oo ay dhigeen taageerayaasha sarkaal ay booliisku sheegeen inuu horey uga tirsanaan jiray…
Ku dhawaad muddo 30 sano ah kadib, ayay Soomaaliya Arbacadii aynu kasoo gudubnay soo saartay warbixin ka hadleysa horumarka laga sameeyay ballan-qaadyadii kasoo baxay Shirweynihii…
Dowladda Federeaalka ayaa sameysay numberro ay soo wici karaan xubnaha doonaya inay kasoo baxaan maleeshiyada Al-shabaab, sida lagu sheegay bayaan maanta kasoo baxay Xarunta cilmi-baarista…
Inter Miami ayaa sabtidii ku garaacday kooxda Nashville SC finalka koobka Leagues Cup kadib markii ay barbardhac 1-1 ah ku dhammaatay wakhtigii caadiga ahaa, lakiin…
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa toddobaadkan marti ku ah Wasiir…
Waxaa magalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer maanta ka furmay shirka 8-aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Sii akhri
Magaalada Muqdishu waxaa meelo ka mid ah ka dhacay bannaanbax ay dhigeen taageerayaasha sarkaal ay booliisku sheegeen inuu horey uga tirsanaan jiray ciidanka xoogga dalka…
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisulwasaarihii…










