Dowladda Federeaalka ayaa sameysay numberro ay soo wici karaan xubnaha doonaya inay kasoo baxaan maleeshiyada Al-shabaab, sida lagu sheegay bayaan maanta kasoo baxay Xarunta cilmi-baarista iyo ka hortagga xargjirnimada ee Tubsan National Center.

Dawladda Soomaaliya oo xubnaha ka tirsan Al-shabaab ugu baaqday inay ka faa'iideystaan cafiska loo fidiyay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.