Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay dagaal magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo ciidan kale oo uu hor-kacayay sarkaal hore uga tirsan ciidamada…
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Afhayeenkaa ciidanka booliska ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamada xaslinta Caasimadda iyo ciidan ka amar qaadanayay…
Soomaaliya ayaa la filayaa in dabayaaqada sannadkan ku biirto ururka Bulshada Bariga Afrik ee loo yaqaan EAC. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku dhowaaqay shan qodob oo waaweyn oo dowladdiisu damacsan tahay in ay ku fuliso shanta bilood ee sannadkan…
Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab 15-kii bishan August, ayna ku dileen shan ka…
Magaalada Laascaanood waxaa maanta lagu aasay abwaan Jaamac Kediya oo shalay lagu dilay magaalada Laascaanood. Abwaanka ayaa caan ka ah bulshada Soomaalida dhexdeeda. Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayuu faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda…
Iyadoo ay wali socdaan dadaallada lagu doonayo in nabad lagu dhameeyo xiisadda ka dhalatay kooxda hubaysan ee ku sugan Buurta Gacan Libaax ee Somaliland ayay…










