Iyadoo ay wali socdaan dadaallada lagu doonayo in nabad lagu dhameeyo xiisadda ka dhalatay kooxda hubaysan ee ku sugan Buurta Gacan Libaax ee Somaliland ayay Ururada Bulshada rayid ah waxay maanta ku baaqeen in la mideeyo ergooyinka nabadda.

Dadaallada xal loogu raadinayo xiisadda Buurta Gacan Libaax oo weli socda
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.