Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay shuruuc cusub oo ay yeelan doonto waxbarashada sare ee dalka laga billaabo sanad-dugsiyeedka 2023/2024.…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa toddobaadkii seddexaad jooga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, xilli uu socdo diyaar-garowga dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf inuu noqdo agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha uu wajahayo wejiga labaad ee howlgallada dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Dowladda Soomaaliyaa ayaa sheegtay in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa saaxiibada caalamka ay dileen in ka badan 20 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib howlgal…
Horyaalka Sacuudi Carabiya waxaa ku qulqulaya ciyaartooyda ugu wanaagsan kubbadda cagta, waxaana laacibkii ugu dambeeyay ee ku biira horyaalkaas uu ahaa weeraryahanka waddanka Brazil iyo…
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in amniga caasimada iyo magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya amnigoodu uu aad u fiican yahay. Sii…
Waxa dib u heshay xorriyadeedii wariye Bushaaro Baanday oo mudo 3 bilood ah ku xidhayd Hargiesa. Hadaba Khadar Maxamed Cakule ayaa markii ay xoriyadeed heshay…
Neymar ayaa heshiis labo sano ah u saxiixay kooxda ka dhisan Saudi Arabia ee Al-Hilal kadib lix sano oo uu la joogay Paris St Germain…
Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay Super Cup-ka Yurub, kadib markii ay rigoorayaal 5-4 kaga badisay Sevilla. Sii akhri










