Magaalada Muqdishu waxaa meelo ka mid ah ka dhacay bannaanbax ay dhigeen taageerayaasha sarkaal ay booliisku sheegeen inuu horey uga tirsanaan jiray ciidanka xoogga dalka oo shalay ay qabteen ciidamada amnigu kadib iska horimaad dhexmaray ciidanka iyo maleeshiyadiisa.

Warbixin ku saabsan dibadbaxyado ay sameeyeen taageerayaasha Sheegoow
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.