Somaliland ayaa ka hadashay dagaallo maanta ka dhacay gobolka Sool, oo maamulka SSC-Khaatumo uu sheegay inay ku qabsadeen taliska ciidamada Somaliland ee Goojacadde. Sii akhri
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhow gudaha u galay magaalada Ceelbuur ee bartamaha Soomaaliya, oo ah degmo ay muddo haysteen maleeshiyada Al-Shabaab. Sii akhri
Dagaallo xooggan oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka la baxay SSC Khatumo ayaa maanta la sheegay inay ka dhaceen deeggaanno ka tirsan gobolka Sool.…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay inta ay le’eg tahay rajada ah in Al-Shabaab laga adkaado, ayada oo gobollada dhexe ee Soomaaliya uu…
Dalalka deriska la ah Soomaaliya ee loo yaqaan safka hore ayaa ballan-qaaday inay ka qeyb-galaan wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, islamarkaana ay…
27 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay 'hawlgal qorsheysan' oo ka dhacay Beerta Sheekhow oo 16 KM u jirta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha…
Maleeshiyaadka qabaa’ilka ee loo yaqaan “Macawiisley” ayaa cudud ciidan oo lama filaan ah u noqday dagaalka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya kula jirto kooxda Al-Shabaab. Sii…
Bannaanbaxyo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dalbanayey sii daynta sarkaal ka tirsanaa ciidanka oo laamaha amnigu qabteen ayaa ku fiday meel ka baxasan…
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Soomaaliya ayaa soo jeedisay in la xiro baraha isgaarsiinta bulshada ee TikTok, Telegram iyo 1xBet, laga billaabayo Khamiista soo socota.…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ugu wacan afgambiyada is-daba joogga ah ee ka dhacaya dalalka Galbeedka Afrika. Sii akhri










