Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhow gudaha u galay magaalada Ceelbuur ee bartamaha Soomaaliya, oo ah degmo ay muddo haysteen maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda oo qabsaday magaalada Ceelbuur
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhow gudaha u galay magaalada Ceelbuur ee bartamaha Soomaaliya, oo ah degmo ay muddo haysteen maleeshiyada Al-Shabaab.
Published in Gudaha
Comments are closed.