Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in hal qof uu dhintay laba kalena ay dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta lala beegsaday xarunta dhul-bixinta ee maamulka gobolka…
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa…
Waxaa weli socda hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ay ka wadaan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug. Sii akhri
Booliiska Muqdishu ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarro ay xalay maleeshiyaadka al-Shabaab kusoo qaadeen goobo ka mid ah degmada Kaxda oo uu ku jiro saldhigga booliiska.…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaan toddobaadkan ku wareysaneynaa Professor Cawo Maxamed Cabdi oo ah macallin ka tirsan Jaamacadda Minnesota. Sii akhri
Magaalada Beledweyne oo ka mid ah magaalooyinka sida weyn u fiday sannadihii u dambeeyey, isla markaana xuddunta u ah ganacsiga waxaa dhinaca kale ka…
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ka furmaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas diiaradda lagu saarayo 'amniga iyo dardar-galinta hawlgallada dalka looga…
Gudoomiyaha Xisbiga UCIDd Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga addani Abdiraxman Maxamed Abdilahi ayaa si gooni gooni ah uga hadlay dagaalkii shalay…
Ciidanka xoogga dalka ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay degmada Ceelbuur oo muddo dheer ay ka ariminayeen. Sii akhri
Taliyaha ciidanka Soomaaliya Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, oo waraysi siiyay VOA, ayaa sheegay in ciidanka ay si buuxda ula wareegeen degmada Ceelbuur, sidoo kalena ay…










