Press "Enter" to skip to content

Warbixin ku saabsan saameynta maqnaashaha adeegga dab-damiska ee Beledweyne

 
Magaalada Beledweyne oo ka mid ah magaalooyinka sida weyn u fiday sannadihii u dambeeyey, isla markaana xuddunta u ah ganacsiga waxaa dhinaca kale ka maqaan adeegyo daruuri u ah badqabka dadka iyo hantida, sida adeegga dab-damiska.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Xasan Dhaqane.

 

 

 

 

Comments are closed.