Taliyaha ciidanka Soomaaliya Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, oo waraysi siiyay VOA, ayaa sheegay in ciidanka ay si buuxda ula wareegeen degmada Ceelbuur, sidoo kalena ay dhawaan tagi doonaan degmada Galhareeri.

Wareysi: Sidee loo qabtay magaalada Ceelbuur?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.