Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa sheegay in wasaaraddu waddo qorshaha lagu fuayo qunsuliyadda safaaradda ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota.
Wareysi: Soomaaliya oo qunsuliyad ka fureysa Minneapolis
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Soomaaliya oo eriday diblamaasi Itoobiyaan ah
- Golaha Ammaanka oo ansixiyey wax ka beddelka UNSOM
- Booliska Somaliland oo xiray dhallinyaro hub kaga qeybgalay ololaha doorashada
- Aragtida shacabka Muqdisho ee shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
- Mucaaraadka oo ka falceliyay codsigi Madaxweynaha uu u diray Baarlamaanka
Comments are closed.