War murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhuusomareeb ayaa ah mid gebi ahaanba go'aannadiisu ay ahaayeen in lagu garab istaago ciidamada dowladda…
Guddi odayaal ah oo dhawaan isku xilsaaray in ay dhexdhexaadiyaan dhinacyada siyaasadda Somaliland isku haya oo si wayn ugu kala fogaaday qabashada doorashooyinka madaxtooyada iyo…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa ka hadlay dagaalka ay dowladdiisu kula jirto maleeshiyada Alshabab. Madaxweynaha ayaa ka hadlay saraakiil…
Diblomaasiyiinta matalaya waddamada iyo ururrada caawiya Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku…
Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug shirka Madasha Wadatashiga Qaran, waxaana shirkaasi guddoominaya madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sii akhri
Xaaladda magaalada Cawsweyne oo shalay ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab ayaan sugnayn. Dhinaca kalena, waxaa ciidamada dawladdu ay Jimcihii qabsadeen magaalada Ceelbuur. Sii akhri
Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacmeen kadib israsaasayn ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta magaalada Muqdisho iyo…
Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa ka bilowday wadahadallo u dhexeeya Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC oo ay Soomaaliya codsatay inay…
Magaalada Laascaanood oo ay sannadkan dagaallo qaraar ka socdeen ayaa dhinaca kale lagu soo warramayaa inay leedahay ciidan booliis oo degaanka ah. Taliyaha booliska maamulka…
Weerarka ayaa imanaya xilli ay ciidamada dawladdu wadaan guluf ka dhan ah ururka al-Shabaab, kaasi oo diiraddiisu tahay maleeshiyaadka al-Shabaab ee ku sugan maamul goboleedka…










