War murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhuusomareeb ayaa ah mid gebi ahaanba go'aannadiisu ay ahaayeen in lagu garab istaago ciidamada dowladda howlgallada socda, xasilinta goobihii lagala wareegay Al-shabaab iyo in la dardargeliyo u diyaar garowga wejiga labaad.

Go'aano kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.