Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa ka hadlay dagaalka ay dowladdiisu kula jirto maleeshiyada Alshabab. Madaxweynaha ayaa ka hadlay saraakiil iyo askar uu sheegay in hawshoodii ay ka soo bixi waayeen, lalana xisaabtami doono.

Xasan Sheekh: Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab waa soconayaa ilaa laga gaarayo guusha ugu dambeysa
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.