Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacmeen kadib israsaasayn ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta magaalada Muqdisho iyo maleeshiyada Al-shabaab, kaas oo ka dhacay degmada Kaxda.

Al-shabaab oo weerarro isku mar ah ka geystay magaalada Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.