Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Soomaaliya ayaa soo jeedisay in la xiro baraha isgaarsiinta bulshada ee TikTok, Telegram iyo 1xBet, laga billaabayo Khamiista soo socota.
Wareysi: Bilaal Bulshaawi oo ka hadlay go'aanka ay dowladda ku xireyso TikTok
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.